Dhageyso: Ciidanka dowlada ee Bakool oo u diyaar garoobay weeraro ay ku qaadaan Shabaabka gobolkaasi

0

Gudoomiye ku xigeenka degmada Tiyeeglow ee dowlada Soomaaliya Cali C/laahi Nuur oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay kujiraan diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku wajahan dagaal ay lagalaan Al-shabaab.

waxa uu tilmaamay in dagaalkan ay qeyb ka qaadanayaan ciidamo dhawaan tababar loo soo xiray islamarkana Al-shabaab laga xoreynayo deeganada wali gobolka ay kaga harsan yihiin.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso