DHAGEYSO:- Ahlu Suna ” Kama soo horjeedno maamulka gobalada dhexe”

0

 

Sheekh Cali warsame oo ka mid ah culimada Ahlu Suna ayaa si adag kaga hadlay dagaaladii ka dhacay Galgaduud iyo maamulka haatan loo qorshaynayo in loo sameeyo gobalada dhexe.

Sheekh cali Warsame ayaa sheegay in Ahlu Suna ayasan ka soo horjeedin maamulkaas laakiin loobaahnaa in dadka ku nool gobalada dhexe ay aygu sameestaan maamulka ay doonaayaan.