DHAGEYSO:- Madaxweyne Xigeenka Puntland oo si adag kaga hadlay bixinta Canshuuraha

0

 

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdirixmaan Xaaji Camay ayaa ka hadlay Canshuurta wuxuuna sheegay inay muhiim tahay in canshuurta layska bixiyo.

Camay ayaa hoosta ka xariiqay in cabshuurta ay muhiim u tahay dhismaha maamulka Puntland.