Dhageyso:Nabadoonada Gaalkacyo ‘dagaalka ka socda Guriceel waa in la joojiyaan’

0

Qaar ka mid ah nabadoonada ka soo jeeda gobalada dhexe ee dalka ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo hakiyo colaadda ka soo cusboonaatay degmooyin ka tirsan Galgaduud.

Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ayay weli ka soconayaan dagaallo.

Nabadoonadan waxay sheegeen inay aad uga xun yihiin dagaalka ka qarxay degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Halkan Hoose Ka Dhageyso: