DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Saraakiisha AlSufa oo sheegtay in askar badan ay laayeen (Sheeko Cusub)

0

Xasan Cabdi Cali oo kamid ah saraakiisha AlSufa oo ah garab kamid ah ahlusana oo lahadlay Allgalgaduud.com ayaa sheegay inb wasiir Mahad Salaad iyo Goobaale ay isku soo baheysteen baabi.inta horumarka dadka reer dhuusamareeb islamarkaana ay maanta dileen inkabadan 5-kamid ah dowlada maxaabiisna ay gacanta kuhayaan.

 

 

 

 

 

Halkaan hoose Ka Dhageyso…


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com