Dhageyso: Madaxweynaha Cabdi Qeybdiid oo Gaalkacyo ka wada kulamo uu la qaadanayo Bulshada iyo xubnaha maamulka

0

 

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ayaa kulamo gaar gaar ah magaalada gaalkacyo kula leh masuuliyiinta iyo qeybaha kala duwan ee Galmudug.

Guddoomiyaha gobalka Mudug Aweys Cali Saciid ayaa sheegay in Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid in uu la kulmayo masuuliyiinta maamulka Galmudug sida golaha wasiirada, kuwa deegaanka, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo dad kale.

Kulamadan waxaa xoogga lagu saarayay soo dhisitaanka iyo ka qeyb qaadashada maamulka gobalada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.

 

 

Halkan ka dhageyso: