Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Shamso Xaaji Faarax Dabcasar.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 09/12/2014 magaalada Leicester, ee dalka UK ku geeriyootay Allaha u Naxariistee Marxuumad Shamso Xaaji Faarax Dabcasar.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Shamso Xaaji Faarax Dabcasar, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Faarax Dabacasar iyo Reer Cali Kooshin, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Shamso Xaaji Faarax Dabcasar, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu MMarxuumad Shamso Xaaji Faarax Dabcasar Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed oo gaara Diraya

Dhamaan Jaaliyadaha Galjubba Ee Dalka Dibeddiisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com