DHAGEYSO:Wararkii Habeenimo Ee Idaacada VOS Ee Magaalada Caabudwaaq..

0

Caabudwaaq, AGGM: Shabakadda Allgalgaduud waxay idiin soo gudbinaysaa Warkii Habeenimo ee Radio Voice of Somalia, waxaadna warka Caawa ku dhagaysan doontaan Qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

 
1- Hay’adda Nabad sugidda Somaliya oo maanta soo bandhigtay Wariye Xasan Xanafi oo ka tirsanaa uruka alshabaab.
2- Wasiiro lagu eedeeyay in ay lunsadeen Gawaari ay leedahay Dowladda Federaalka ah ee somaliya.
3- Saraakiisha Ciidanka Gobolka Baay oo alshabaab ku eedeeyay in ay dhibaateeyaan Shacabka Gobolkaasi.
4- Wafdi ka tirsan Wasaaradda Arimaha gudaha somaliya oo laga hor istaagay in ay gudaha ugalaan Magaalada Baladwayne.

5- Ciidamada DFS oo howlgal dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay.

6- Q.M oo qaylo dhaan cusub kasoo saartay Xaaladda Bin’aadanimo ee Somaliya.

7- Safiirka Britain ee Somaliya iyo Madaxwaynaha Koonfur galbeed oo ku kulmay Magaalada Baydhaba.

WARKA DIBADDA:

Alqaaciidada jasiirada carbeed oo sheegatay qaraxyo loo gaystay xarumo ciidan oo kuyala koonfurta dalka Yamen.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com