Dhageyso Madaxweyne Xasan oo bulshada fariin u diray

0

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka in ay ilaashadaan garoonka diyaaradaha Muqdisho oo uu dhismo kasocdo.

Waxa uu tilmaamay in xifdinta garoonka looga baahan yahay bulshada isagoo tilmaamay in walaac badan arintaasi ay ka qabaan.

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com