TOP NEWS DHAGEYSO: Hanti dhowraha guud ee qaranka oo sheegay in golaha wasiirada ay heystaan hanti qaran!

0

Hanti dhowraha guud ee qaranka DR. Nuur Faarax ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sheegay in wasiirada xukuumadda Cabdiweli Sheekh Axmed iyo kuwii ka horreeyayba lagu tuhmayo lunsashada hanti qaran.

Waxa uu sheegay DR. Nuur Faarax in iminka wasiirada qaar ay heystaan hanti qaranku leeyahay, wuxuuna hadalkani ka sheegay munaasabad maanta lagu xusayay maalinta Musuqa oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DHAGEYSO: