TOP DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan iyo safiirada Afrika oo kulan gaar ah ku qaatay villa Somalia, kana wada hadlay Ra’iisul wasaaraha cusub

0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjirayaasha midowga Afrika kuwaasoo uu kala hadlay Ra’iisul wasaaraha uu soo magacaabayo cidda uu noqonayo.

Xasan Sheekh safiiradii uu la kulmay waxaa ka mid ah safiirka dowladda Djabouti u fadhiya Soomaaliya kaasoo sheegay in madaxweynaha ay ka wada hadleen arrimo ku saabsan Ra’iisul wasaaraha cusub.

Diyib Dubad Rooble oo ah safiirka Jabuuti ee Soomaaliya ayaa saxaafadda u sheegay in madaxweynaha ay ka wada hadleen arrimo ku saabsan soo dhisitaanka xukuumad cusub.

 

Halkan ka dhageyso: