Musharaxiinta Beesha Daarood ee Dooneeysa Xilka R/Wasaaraha tiradooda ay tahay….

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud weli wuxuu ku jira la tashi hase yeeshe lama yaqaano Beesha iyo Ninka uu ka dhigi doono Ra’ iisal Wasaaraha, tan kale weli waxaa soo socda musharaxiin badanoo ka imaanaya Dibada iyo Gudaha oo ka soo jeeda Beesha Daarood.
Warar aad iyo aad lugu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in Musharaxiinta Beesha Daarood ee Dooneeysa Xilka Ra’iisal Wasaaraha tiradooda ay tahay Sidaan soo socota:
1- Beesha Majeerteen           :     5 Musharax
2- Beesha Absame                 :     4 Musharax
3- Beesha Dhulbahante       :     2 Musharax
4- Beesha Geri koombe       :     2 Musharax
5 -Beesha Mareexan:           :    6 Musharax
6- Beesha leelakase              :     2 Musharax
7- Beesha Owrtable             :     1 Musharax
8- Beesha Warsan geli        :      2 musharax
Waa la arki doona Beeshi Nasiib u yeelato Xilka Ra’ iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Qofka uu soo magacaabo Xilkaas tan kale tirada musharaxiin ee intaan way kasii badnaan karaan maxaa yeeley weli dibadda iyo gudaha ayaa musharaxiin badan ka soo socdaan.
Mahad sanadiin.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com