DHAGEYSO: Saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka oo sheegay inay guulo ka gaareen ammaanka

0

Saraakiisha Dowladda ee ku sugan Gobalka  Gedo ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen  tiro ka mid ah Xarkada Al Shabaab, ka dib dagaal ay halkaasi ku dhaxmaray labada dhinac.

Cusmaan Nuux Xaaji oo ka mid ah  Saraakiisha ku sugan Degmada Beledxaawo ayaa sheegay in  guulo ay ka gaareen dagaal ka  dhacay degaanka  Gadoon dhabo ee Gobolka Gedo.

Waxa  beeniyay sarkaalkan  in  degaankaasi si xoog ah lagula wareegay oo ay  ku sugan yihiin Al Shabaab.

Halkan ka dhageyso:

Ciidanka Gedo
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobalka Gedo

Isha Ku haay Warbaahinta Allgalgaduud.

Allgalgaduud@gmail.com

Soo booqo si aad u hesho warar ku saleysan xaqiiqada