Dhageyso: Ciidanka Kenya oo faarujiyay duuleedka degmada Baladxaawo iyo ujeedka bixitaankooda?

0

Ciidanka Kenya ayaa faafrujiyay deegaanno ku yaalla gobalka Gedo kadib markii ay go’doomisay Xarakada Alshabaab.

Wararka la helayo waxay sheegayaan in ciidanka Kenya ay isaga huleeleen deegaanka Gadowdhowe oo ku yaalla duuleedka degmada Baladxaawo ee gobalkaasi.

Rasaas badan ayay afarta jiho u rideen markii ay ka baxayeen deegaankaasi ciidanka Kenya wallow weli saraakiishooda aysan wax faahfaahin ah ka bixin.

HALKAN KA DHAGEYSO: