DEGDEG: Madaxweyne Cabdi Qeybdiid oo gaaray magaalada Cadaado kuna wajahan Gaalkacyo

0

Wararka hadda ka imaanaya mgaalada  Cadaado oo xarun u ah maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxay sheegayaan inuu gaaray madaxweynaha Galmudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Madaxweynaha Galmudug  iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa si wacan loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado, halkaasoo la filayo inuu dhowaan ka furmo shirka maamul u sameynta gobalada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.

Cabdiweli Xasan ayaa muddooyinkii dambe Muqdisho iyo caalamka kaga qeyb galayay kulamo gaar gaar ah kuwaasoo ku saabsan maamul u sameynta gobalada dhexe waxaana isla maanta ay gaari doonaan magaalada Gaalkacyo.

Faahfaahin dib kala soco

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com