Warbixin Gaar Ah,Dhageyso+Sawirro: Garoonka Kubadda Cagta Ee Magaalada Caabudwaaq Oo Dib Loo Furay Iyo Dayactir….

0

Caabudaaq, AGGM: Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ee Xarunta Waqooyiga Gobolka Galguduud ayaa waxa ay sheegayaan in dib loo furay Garooki Kubadda Cagta ee Magaaldaasi.

Garoonka Kubadda Cagta ayaa waxa uu xirnaa in mudo ah waxaana isku howlay in dib loo furo Ururuka Dhalinyarada Aayaha Bulshada.

Ururka Dhalinyarada Aayaha bulshada ayaa waxa ay baaq u direen Qurbajoogta deegaanka iyo Bah Isboortiga  dalka dibeddiisa inay ka qeyb qaataan sidii dib u dhis iyo dayactir loogu sameen lahaa Garoonka Kubbada Cagta magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

IMG_0822 IMG_0823 IMG_0825 IMG_0826

IMG_0827 IMG_0828 IMG_0829 IMG_0834 IMG_0836 IMG_0837 IMG_0838 IMG_0839 IMG_0840

W/D. Wariye Sharmaake Cabdi Khaliif
Xafiiska Warqabadka AGGM Caabduwaaq, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com