DHAGEYSO:Wararkii Habeenimo Ee Idaacada VOS Ee Magaalada Caabudwaaq..

0

Caabudwaaq, AGGM: Shabakadda Allgalgaduud waxay idiin soo gudbinaysaa Warkii Habeenimo ee Radio Voice of Somalia, waxaadna warka Caawa ku dhagaysan doontaan Qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

1-Sii hayaha Wasiirka gaashaandhiga Somalia oo Ciidamo cusub tababar ugu soo xiray Gobolka Bakool.

2-Wasiir ka Tirsan Somaliland oo sheegay in Maamulkooda uu ka mid yahay Maamullada hoos taga DFS.

3-Xildhibaano ka tirsan DFS oo sharci darro ku tilmaamay Hanjabaadii loo jeediyay Wasiirada Xukuumadii dhacday ee C/Wali Sheikh.

4-Dowladda Mareekanka oo Cambaareysay weeraradii qaraxyada ahaa ee Todobaadkaan ka dhacay Magaalada Baydhaba.

5-Curyaamiinta ku nool Muqdisho oo Maanta dhigay dibad baxyo cabasho ah.

6-Taliska Gobolka Hiiraan oo sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo Bolis ah oo la geenaya Deegaanada la qabsado Alshabaab.

7-Qaxootigii ugu horreeyay oo Somali ah oo Maanta laga soo daad gureeyay xeryaha qaxootiga ee Dalka Kenya.

Warka Dibaddana Waxaa ugu waawayn:

Beesha Caalamka oo laga dalbaday in ay garab istaagto Qaxootiga reer Syria.

Warka Caawa waxa uu ka imaanayaa Studiyaha Radio Voice of Somalia ee Magaalada Cabudwaaq, Waxaana soo jeedinaya Wariye Cumar Siciid C/raxmaan Laki Man.

Halkaan Hoose ka dhagayso Warka oo dhamaystiran:

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com