DHAGEYSO: Xubno Kamid ah Maamulka Shabeellaha Dhexe oo shuruud ku xiray in xilalka ay wareejiyaan.

0

Xubno kamid ah masuuliyiinta maamulka gobolka Shabelaha dhexe ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan wararka sheegaya in xilalkii laga qaaday.

Masuuliyiintan oo shir jaraaid ku qabtay Jowhar ayaa sheegay in kaliya wareegto madaxweyne ay xilka uga tagi karaan.

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso..


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com