DHAGEYSO: Naafo ku hor banaan baxay xarunta wasaarada arimaha gudaha ee xukuumada kalsoonida lagala laabtay+Sawiro

0

Dibadbaxan oo ay dhigayeen Naafada gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada Arimaha gudaha ee xukuumada kalsoonida lagala laabtay waxaana ay ka cabanayeen in wasaaradu ay uga baxday balan qaad horay ay ugu sameysay Naafada.

 

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso..

 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com