DHAGEYSO: Madaxweyne ku xigeenkii Kenya oo ka digay dagaalo jinsiyadeed oo ka dhaca dalkaasi

0

Kolonzo Musyoko madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Kenya ayaa sheegay inuu raali gelin ka bixinayo dadka Soomaaliya asal ahaan kasoo jeeda ee lagu dhibaateeyay deegaanka mwingi ee dalka Kenya wuxuuna sheegay in Soomaaliyeed iyo Kenyanka ay halkaasi si nabad ah iskula noolaan jireen.

Mr Mosoyoko ayaa la ka digay rabshado kale oo dhiig badan ku daata oo ka dhaca dalka Kenya gaar ahaan degaanka Mwingi, isagoo sheegay in rabshadaha jinsiga.

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso..


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com