Caabudwaaq, AGGM: Waxaa gobalka Galgauud gaar ahaan magaalada Caabudwaaq dhawaan laga hirgaliyay Jaamacada Galgaduud (Galguduud University) oo ah jaamacadii ugu horeysey ee ka howlgasha magaalada cabudwaaq isla markaana aay ka soo qeyb galaan ardo cadadkoodu aad uu u badan yahay..
Hadaba barnaamijkan gaarka ah ee Jaamacada Galguduud ka bogosho wacan.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso…