DHAGEYSO:- Afhayeenka maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadalaya qaraxa ka dhacay Muqdisho

0

 

Afhayeenka maamulka gobalka Banaadir Cali Seeko ayaa ka waramay qaraxa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in qaraxaan uu sababay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, waxaana inta la ogyahay ku geeriyooday 1-ruux halka ay ku dhaawacmeen 2ruux oo kale.

HALKAAN KA DHAGEEYSO CODKA CALI SEEKO.