Dhageyso: Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Oo Ka Hadlay Taariikhda ALLAHA U Naxariistee Gen, Cumar Xaaji Masale.

0

Allaha u naxariistee Gen, Cumar Xaaji  Masale ayaa markii uu geeriyooday waxaa warbaahinta Soomaalida iyo tan caalamiga ah xoogga saareen ka hadalka taariikhda uu ka tagay Generaalkaasi caanka ah.

Idaacadda VOA ayaa waxaa ay barnaamijkeeda subaxnimo ee maanta waxaa ay uga hadashay taariikh nololeedkii Gen, Cumar Xaaji Masale, kaasi oo xilal taliye iyo heer wasiir kasoo noqday xukuumaddii Kacaanka. Sidoo kalana ahaa sarkaalkii jabhadii Al-Itixaad Al-Islaamiya kula dagaalay gobolka Gedo.

Gen, Cabdulqaadir Sheekh Cali  “Diini” iyo Ahmed Yaasiin Faarax oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka ee la soo shaqeeyey Gen, Cumar Xaaji Masale.

Waxaana barnaamijkaasi si wada jir ah usoo jeedinaya wariyayaasha kala ah Daandureey iyo Sahro Abdi Ahmed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com