Ganacsato Sheegay Dhib Inay Ku Qabaan…

0

Marka, AGGM: Ganacsatada qudaarta gobolka Shabelaha hoose ayaa cabasho balaaran xiligani kamuujinaya wadooyin ay xireen roobab ka da,ay deegaano kamid ah gobolka Shabelaha hoose.

Qaar kamid ah ganacsatada ayaa tilmaamay in dhib ay ku qabaan sidii qudaarta ay ku soo gaarsiin lahaayeen degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow maadama ay sheegeen in culeyskaasi uu heysto.

Arintaasi ayaa sara kac ku keentay qiimaha qudrada gobolkaasi waxaana dadku iminka ay muujinayaan sida ay u dareemayaan sarakacaasi.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com