GARBAHAAREEY:- Wararkii ugu danbeeyay magaalada Garbahaareey iyo shirkii oo maanta la soo xirayo.

0

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Garbahaareey ayaa sheegaya in maanta la soo gaba gabaynayo shirka MIDNIMO ONE wajigiiska koowaad kaasi oo in mudo ah socday.

Haatan ayaa waxaa socda qaban qaabadii ugu danbaysay oo si toos ah loogu sooxirayo shirka.

War murtiyadeed laga soo saaray shirka ayaa waxaa lagu wadaa in goor dhow warbaahinta loo qaybiyo, waxaana dadka ku xiran ALLGALGADUUD aan u balan qaadaynaa inaan toos ugu soo gudbin doono.

LA SOCO GABA GABADA DHIRKA GARBAHAAREEY.