DHAGEYSO:- Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo muddo kadib soo hadlay

0

Madxaweynihii hore ee dalka Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa muddo kadib kasoo muuqday shaashadaha telefashinada Soomaalida kadib wareysi uu bixiyay.

Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa ka hadlay xaaladaha dalka Soomaaliya sida horumarka la gaaray sanadihii lasoo dhaafay iyo dowlada Soomaaliya qorshaha laga doonayo.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay heerka waxbarashadiisa iyo ujeedada uu u tagay dalka Ingiriiska oo lagu arkay sanado kadib.