TOP NEWS DHAGEYSO:- 21-October oo maanta siwayn loogu dabaal dagay Garbahaareey

0

Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo maanta waxaa si wayn loogu dabaaldagay munaasabada 21-October oo ah maalintii kacaankii dalka uu la wareegay sanadku markuu ahaa 1969-kii.

Munaasabada waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin badan oo uu ka mid ahaa Maxamuud Sayid Adan Saraakiil iyadoo sidoo kale qadka taleefoonka uu kaga qaybgalay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Waxaa laga jeediyay munaasabada Khudbado muhiim ah oo dhamaantood looga hadlayay qiimaha ay leedahay maalintaan iyo waxa lagu xasuusto.

HALKAAN KA DHAGEYSO.