Dhageyso: Waa Heesteena Damaashaadka 45 Guuradi Kacaanki Barakaysnaa Ee 21 Oktoobar 1969 Iyo “21 Oktoobar Libtii Haleelnay”.

0

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa heesaha damaashaadka Sanad guuradi 45-aad ee Kacaanki barakeysnaa oo ku beegan maanta oo Talaado ah oo ay taariikhduna tahay 21 Oktoobar.

oktoobar

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com