Dhageyso: Gen. Indhacade Maxuu Ka Yiri Geerida Axmed Godane?

0

Muqdisho, AGGM: Gen.Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde oo Wareysi baxshay ayaa sharaxaad guud ka bixiyay taariikhdii Axmed Godane iyo waxauu ku yaqaan maadaama in muddo ah ay ku mideysnaayeen fikirka Maxaakiimnta Islaamiga ahaa.

Indha cadde ayaa sheegay in maalmo ka hor isagu uu ka war helay dhimashada Axmed Godane oo ahaa Amiirkii Al-Shabaab kaasi oo xilka hogaanka Al-Shabaab ka hor ahaa Amiirka Xerada Tababarka Al-Shabaab ee Salaaxudiin Al-Ayuubi.

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso….

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com