Dhageyso: Gen. Diini oo ka Halday Hub-uruurinta Muqdisho

0

Muqdisho, AGGM: Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Somalia, General Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay hub ka dhigista ay dawladda Somalia ka waddo magaalada Muqdisho. General Diini ayaa sheegay in hubku uu gacanta dawladda oo kaliya ku jiro, iyada oo ciddii baahi u qabtana loo sharciyeyn karo.

Dhinaca kale, qeybaha bulshada ee magaalada Muqdisho ayaa taageeray hawlgalada ay dawladdu hubka ku uruurinayso.

Wariyaha VOAda ee  gobolka Ohio, Abdi-kafi Yusuf Adan oo wareystay taliyihii hore ee  ciidamada ee Somalia General Diini, haatana  ku sugan Columbus ee gobolka Ohio, waxuuna ugu horeyn weeydiiyay sida uu u arko  hub ka-dhigista ay dowladu ku dhaqaaqday.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com