DEG DEG:- Wafdi uu hogaaminaayo wasiir Qorsheel oo gaaray B/weyne

0

Baladweyne, AGGM: Wasiirka Gaadiidka Duulista Hawada DF Saciid Jaamac Qorsheel iyo wafdi la socda ayaa goordhaw waxay gaareen Magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Wafdiga wasiirka ayaa waxay kormeer ku mareen Garoonka Ugaas Khaalifa iyo sidoo kale xerooyinka ciidamada Qalabka sida.

Waxa uu sheegay in dhawaan dayactir xoogan lagu sameyn doono garoonka magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan.

Hadda waxa uu ku sugan yahay guriga Gudoomiyaha gobalka Hiiraan, waxaana haatan uu la qaadanayaa kulamo xasaasi ah maamulka gobalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com