Daawo Sawirada Naxdinta Leh Subxaanallah Wiil dhalinyaro Ah Oo Isku Daldalay Magaalada Hargeisa.

0

Waxa xalay saaka magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa. Dhacdooyinkaasi oo ahaa in ay laba nin oo dhalinyaro ah ay isku dal-daleen xaafado ka mid ah magalada Hargeysa Gaar ahaan sheedaha IYo Siinay.