Daawo: Ugaas Ka Soo Goostay Somaliland Oo Khaatumo U Yimid Oo Lagu Yiri Ama Garoowe Tag Ama Hargeysa Tag Khaatumo Waa Lama Huraan

0

Saaxdheere(AGGM) Ugaas Abdirashiid ayaa kamid ahaa dadkii wax ka dhisay Khaatumo state shirarkii hore ee Taleex balse muddooyinkan dambe wuxuu saluugsanaa sida ay wax uga dhex socdeen Khaatumo.

Ugaaska oo fadhigiisu ahaa degmada Boocame ayaa la sheegay in haatan uu u yimid tolkiisa si uu u garab istaago maamulka cusub ee Khaatumo ay yeelatay.

Ugaask waxaa degmada Saaxdheer ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Cabdul Cagalule iyo guddoomiyaha baarlamaanka iyo dadweyne kale oo fara badan

Ugaaska 18

Halkaan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com