Daawo: Mashaariic Waa Weyn Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Xeraale Markii Ugu Horeysay Abid

0

Xeraale (AGGM) Deegaanka Xeraale Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa markii ugu horeysay uu yeeshay xarun Degmo oo maamulka degmadaas uu si toos ah ugu shaqeyn doono.

Waxaa kaloo maamulka deegaanka Xeraale loo dhisay suuq ganacsi iyo Iskuulka Huurshe oo noqonaya dugsigii ugu horeeyay ee sare oo isna loo dhiso Xeraale.

Goobahan ganacsiga, maamulka iyo waxbarashada ayaa waxaa dhismahooda gacan ka gaystay barnaamijka uu maalgeliyo Mareykanka ee TIS oo Soomaaliya loogu talagalay in mashaariic kale duwan looga horgeliyo.

Halkaan Ka Daawo Mashaariicda Waa Weyn Ee Xeraale Laga Hirgeliyey

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com