Dhageyso: Axmed Daaci Oo Xiran Iyo Hadalkiisa Shalay Iyo Maanta Oo Kala Badelan

0

Muqdisho (AGGM) Ahmed Daaci ooo ah siyaasi reer Muqdisho ah oo shalay dagaal la galay AMISOM iyo ciidamada dawlada ayaa haatan ku xiran xarunta nabad sugida ee magaalada Muqdisho.

Siyaasi oo hadlay ayaa waxaa warkiisu uu ka jilicsanaa kii shalay, isagoo sheegay in uu marayo meel looga qoray statement sidaas darteedna uu mar kale la hadli doono saxaafada.

Axmed Xasan Cadoow (Axmed Daaci) Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ayaa wuxuu xalay ku hoyday Xabsiga Godka Jilicoow, iyadoo maanta loo gudbiyey xarunta weyn ee nabad sugida eek u taala  aaga Habar Khadiijo ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com