DAAWO: Ururka Suxufiyiinta ASOJ oo Cambaareeyey Tacadigii Maanta loo Gaystay ee Shabelle iyo SKY FM.

0

Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ASOJ ayaa Lawyero Caalamiya u qabtay Wariyeyaasha Shabelle Radio iyo Sky Fm Muqdisho ee sida xun loo jir dilay, kadib markii ay dowlada Soomaaliya maanta xirtay idaacadahaasi iyo shaqaalaha ka howlgalayeyba.

Gudoomiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ Dahir Alasow ayaa si adag uga hadlay tacadiyada ay dowlada Soomaaliya u geysatay idaacadahaasi iyo jiir dilka dhibaatada u geystay mid ka mid ah wariyayaasha la xiray oo la yiraahdo Maxamuud Carab. Kaasi oo daadihiya barnaamij si weyn looga dhageysto Muqdisho, islamarkaana warar xasaasiyad leh soo gudbiya, wararkaasi oo dowlada aysan jecleysan.

Halkan ka Akhriso Magacyada Shaqaalaha maanta lagala baxay Xarunta Shabelle iyo SKY FM ee Magaalada Muqdisho.

1 Guddoomiyaha Idaacadda Shabelle, C.maalik Yuusuf Maxamuud

2 Agaasimaha Idaacadda SKY Maxamuud Maxamed Daahir Carab.

3 Axmed Cabdi Xasan

4 Cali Axmed Cabdulle

5 Maxamed Axmed Maxamed Jimcaale

6 Ibraahim C.kariin Ismaan

7 Mustaf Cabdi Nuur Shafaana

8 Mustaf Cabdi Abshir

9 Maxamed C.qaadir Suldaanka

10 Ilyaas Aadan Cabdulle

11 Yaxye C.laahi Maxamed

12  Nuurdiin Shardi

13 Guuleed Cali Cismaan

14  Maxamed Cali Cismaan

15 Shacbaan

 Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com