Daawo: Jini Boqor Oo Muungaab Kaga Nixiyey Hadal La Yaab Leh”Anagoo Nabad Ah Ayaad Ilaa Kismaayo Iyo Gaalkacyo Na Qixiseen”

0

Stockholm (AGGM) Cabdi Cabdulle Siciid (Jini Boqor) oo ahaa siyaasi muddo ku lug lahaa siyaasada Soomaaliya ayaa wuxuu Xaflad balaaran oo loo qabtay soo dhawaynta gudoomiyaha gobolka banadaair muungaab ka sheegay hadal la yaab leh.

Siyaasi Cabdi Cabdulle Siciid (Jini Boqor) ayaa kaga naxsaday Muungaab markii uu u sheegay ”Anagoo Nabad Ah Ayaad Ilaa Kismaayo Iyo Gaalkacyo Na Qixiseen, Hadda Waan Soo Laabanay”

Hadalkan ayaa ahaa mid si lama filaan ah uga soo yeeray siyaasiga maadaama madasha loo fadhiyey aan laga filaynin.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalkaas

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com