Sawiro: Dhaawacyadii Dagaal Ka Dhacay Muqdisho Ee Isbitaalada La Geeyay

0

Muqdisho(AGGM) Isbitaalada magaalada muqdisho ayaa waxaa la gaarsiiyay dhaawacyo kala duwan oo badankood ay yihiin dad rayid ah, kuwaasoo waxyeelo ay ku soo gaartay dagaalkii saaka ka dhacay Muqdisho.

Inta la ogyahay ilaa 10 qof ayaa ku dhimatay tiro 20 ka badana waa ay ku dhaawacantay dagaal xoogan oo saaka ka dhacay Muqdisho.

Isbitaalka weyn ee Madiina ayaa la soo gaarsiiyay dhaawacyo dhawr ah oo ah dad rayid ah, Halkaan hoose ka daawo sawirada.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 19 20 21

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com