Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Punltand Cabdishakuur Mire Aadan Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxwayne Cali Khaliif

0

Nairobi (AGGM) Guusha Taariikhiga ah ee madaxweynaha cusub ee khaatumo state ayaa waxaa laga soo dhaweeyay meelo kala gadisen.

Wasiirkii hore Warfaafinta maamulka Punltand Cabdishakuur Mire Aadan ayaa soo dhaweeyay doorashada Madaxwayne Cali Khaliif .

Cabdishakuur Mire Aadan ayaa maamulka Puntland waxa uu ku canaantay in uu dhibaato ku hayo maamulka Khaatumo State Ee Soomaaliya.

Wuxuu ugu baaqay in madaxda Khaatumo ay imaan karaan deeganada Puntland, oo uu sheegay in si aad ah maamul looga soo dhawaynayo.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com