Daawo Muuqaal: Dagaalkii Muqdisho Ee La Soo Afjaray

0

Muqdisho(AGGM) Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho ayaa galabta waxaa uu magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub iyo saanad ciidan oo laga soo qabtay weerar saaka lagu qaaday gurigii Axmed Daaci.

Dagaalka ayaa hadda soo gabagaboobay, xaaladuna waa mid hadda degan maadaama la adkaaday maleeshiyadii u dagaalamaysay Axmed Daaci.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com