Sheeko Aad Iyo Aad U Xikmad Badan Kuguna Beeri Doonto Inaad Ilmeyso Oo Aad Wax Badan Ka Ogaato Waayaha Iyo Nolosha.

0

Beribaa Nin Miskiin ah oo ka mid ahaa dadkan dawarsada ayaa Masaajid uu ku Tukanayay ka kacay, markaa ninkani muu ahayn dadka masaajidka dhexdiisa wax ka uruursada ee markii salaadii laga soo dareeray ayuu daba galay Nin ka mid ah dadkii Masaajidka ku tukaday oo ahaa Nin waxoogaa hanta ah haysta oo iska ladan.