Dhageyso:Khudbadii Uu Jeediyey Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh.

0

Muqdisho, AGGM:Waxaa inoo suurta gashay inan qeyb ka mid ah helno khudbadii uu maanta barqadii jeediyey Madaxeynaha Cusub ee Maamulka Khaatumo Khamiistan loo doortay inuu Afarta Sano ee Soo socota hogaamiyo Maamulka Khaatumo.

Professor Cali Khaliif Galleyr ayaa waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay Xilka Culus ee maanta loo doortay isagoo sheegay mahad celin uu ujeedinayo Qurba joogta Reer Khaatumo oo mar kasta garab taagan dadkooda iyo Madaxdooda.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Khudbada Madaxweyne Cali Khliif

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com