Daawo: Khudbadi Xasaasiga Ahayd Ee Uu Jeediyay Madaxweynaha Khaatumo State Cali Khaliif Galayr

0

Saaxdheer (AGGM) Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh ayaa maanta waxaa golaha wakiilada Khaatumo State Of Soomaaliya ay u doorteen in uu noqdo madaxweynaha cusub ee maamulkaas.

Galaydh ayaa hada ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waana aqoonyahan ay si weyn ugu kalsoonyihiin umada deegaanada Khaatumo.

Cali Khaliif galaydh oo maanta kaga guulaystay doorasho ay codkooda ka dhiibteen ilaa mudane oo ka tirsan baarlamaanka Khaatumo.

Halkaan ka daawo sida ay u dhacday doorashada Cali Khaliif Galaydh

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com