Xog: Horjooge Axmed Madoobe Oo Todobaadyada Soo Socda Magaalada Muqdisho Tagaya.

0

Kismaayo, AGGM: Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan gudaha magaalada Kismaayo oo si hoose ugu waramay Wabaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa ay inoo sheegeen in horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe usbuucyada soo socda looga yeeray magaalada Muqdisho oo uu tagayo.

Waxaa ilaa hadda war faahfaahsan laga heyn Ujeedka safarka Horjooge Axmed Madoobe ee magaalada Muqdisho.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com