Waxgaradka Beelaha Celi Iyo Wagardhac Ee Dalka Koonfur Afrika Oo Taageeray Heshiiska Labada Beelood Ee Ka Dhacay Magaalada Caabuwaaq.

0

Cape Town, AGGM:Kulan Balaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha Celi iyo Wagardhac ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Kulankan ayaa waxaa lagu taageerayay heshiiska ay magaalada Caabudwaaq ku gaareen beelaha walaalaha ah ee Celi iyo Wagardhac oo inayaroo mad madoow ah soo kala dhexgalay.

Dhamaan kasoo qaybgalayaashi kulanka ayaa cod dheer ku taageeray dhamaan go’aamada kasoo baxay Wadahadaladi Nabadeed ee ay labada beelood ku qaateen magaalada Caabudwaaq.

Kasoo Qaybgalyaashi Kulanka.

Beesha Celi

1- Sheekh Maxamed Ibraahin Garyare

2- Maxamed Axmednur Xaashi

3-Mahad Bashiir Sheekkh Abdullahi

4-Cabdinuur Daahir Xareed

5-Maxamed Xuseen Aadan

6-Saciid Rabi Ku Hoyde

7-Cabdullahi Cabdi Axmed-dhagay.

Beesha Wagardhac

1- Khaliif Nuur Diirshe

2- Sheekh Maxamed faarax

3- Cali Cabdi Maxamed

4-Maxamuud Cali Deeble

5- Cuuke Sheekh Xasan

6.Saciid Abshir Geesliqe

7- Ciise Cabdi Cali

8- Nasteex Dhaga-Caleen

9- Maxaned Deeq Gooje

10- Shaafici Harag Madaw

11- Cabdiraxmaan Xuseen

12- Bashiir Shuuke

13- Cabdi Cabdulqaadir Gaandaa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com