INNAA LILLAAHI WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN! Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ku Socota Qoyska Reer Xamaroow

0

Innaa Lillaahi Wa innaa Eleyhi Raajacuun. Dhammaan ehelada iyo asxaabta aan magacyadooda hoos ku sheegi doono, waxay halkaan Tacsi tiiraanyo leh oga dirayaan ehaladii iyo qoyskii uu ka baxay Cabdiyare  Ahmed Duraan(Xamaroow) oo maanta oo ah maalin arbaco oo ku beegan 13.08.20014 ku geeriyooday Isbitaalka ku yaal magaalada HARGEYSA ee SOMAALILAND.

Waxay ehelada iyo asxaabta tacsida diraya si gaar ah ugu tacsinaynayaan REER XAMAROOW . Waxayna illaahay oga baryayaan marxuumka inuu Janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta kasiiyo, ehaladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan waafi ah ka siiyo. Waxaanna ehelada iyo Asxaabta tacsida dirayo ay kala yihiin sidatan:

 

1)      SULDAAN .CADCEED ABDI  WACEYS

2)      col. yuusuf maxamed waceys

3)      NABADOON. XAYIR MAXAMED WARASAME

4)      NABADOON .SALAAD JAMAC WARSAME /SALAAD FOORJO

5)      NABADOON .CABDI XIRSI ADAAX

6)      NABADOON .BOOTAAN CISMAAN  SIYAAD QOORCADE

7)      MAXAMED XAASHI JAAMAC

8)      KHALIIF MAXAMED WACEYS

9)      MAXAMED XUSSEEN CISmaan

10)   .ugaas hassan shire jamaac /ciyaar jecel

11)   COL. MAXAMUUD SHIRE /QAAM

12)   Nuuro  khaliif  shire

13)   maxamed cabdi waceys

14)   COL. faarax maxamed warsame

15)   abwaan xuseen shire jamaac/ ciyaar jecel

16)   D.R cabdi shire jaamac/ ciyaar jecel

17)   axmed faarax siyaad

18)   cabdi dhuul faarax siyaad

19)   cabdi maxamed ibraahim/ boolow

20)   saaqo maxamed ibraahim

21)   cabdulahi xasan cabdi waceys

22)   sahro sheekh maxamuud

23)   cali bire siyaad

24)   Xaliim maxamed ibraahim/boolow

25)   D.R  maxamed dirir celmi

26)   ENG DIINI SHIRE JAAMAC  CIYAAR JECEL

27)   MAAMA CAASHO CABDILLE

28)   MULAAXO SIYAAD TIMAYARE

29)   CABDIXAKIM YASIN MAXAMUD

30)   SHUGRI MAXAMED XAASHI

31)   CAGAAFE CILMI CALI

32)   CABIWALI SHEEKH MAXAMED BAARCADE

33)   CAWIL SHEEKH MAXAMED BAARCADE

34)   CABDI FITAAX  CADCEED SIYAAD

35)   DHUBADO SIYAAD TAMATARE

36)   CABDIYARE BADUQAADIR GAANDA

37)   XASAN ABDI NUURIYE

38)   CANAB MAXAMED IBRAAHIM

39)   DHICIS CABDULAHI ADAAX

40)   ZAMZAM NUUR CALI GALEYR

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com