Daawo Fadeexad: Xasan Sheekh Oo Garan Wayaay Meeshii Uu Ka Istaagi Lahaa Maamuus Loogu Sameeyay White House

0

USA(AGGM) Akhrite madaxda caalamka waxaa caado ah in ay yeeshaan protocol team kuwaasoo si horudhac u soo siiya casharada sida ay u dhaqmayaan madasha ay hadba markaas u socdaan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u muuqda mid aan habayaraatee lahayn qibrad sida loo dhaqmo meelaha uu booqanayo, tusaale waxaa mamnuuc ah qosolka badan laakiinse wuxuu madaxweynaheena ka dhigtay caado ee ceeb uma ahan inkastoo taas loogu dulqaadanayay haddana waxaa jirta fadeexad uu dhawaan kala kulmay Mareykanka.

Madaxweynaha iyo marwadiisa waxaa loo sameeyay maamuus kii ugu heer sareeyay haddana waxbaa si ka noqday ee halkaan hoose ka daawo.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com