Daawo Muuqaal+ Sawiro: Maalinta Dhallinyarada Oo Muqdisho Laga Xusay

0

Muqdisho(AGGM) Xaflad la soo abaabulay in lagu xuso maallinta dhallinyarada aduunka oo 12ka bishan ku began ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ka soo qeybgaleen raisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sh Axmed, Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxuloow, dhalinyaro iyo masuul kala duwan.

Inkastoo dhalinyarada Soomaaliya ay haysato nasiib daro weyn ayaa haddana maalinta 12 August waxa ay dhalinyarada Soomaaliyeed shucuurtooda la qeybsadeen dhalinyarada kale ee caalamka.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo dhalinyarada kula hadlay munaasabadaas ayaa waxa uu ugu baaqay in loo baahanyahay in dhalinyaradu ay la yimaadaan isbadel muuqda si ay ugu dadaalaan in dhibaatada dalka uu ku jiro ay uga saaraan.

Wasiirka ayaa dhallinyarada ka codsaday inay amniga dalka ka shaqeeyaan si Soomaaliyada dhibaatada ay uga baxdo

 

dh1 dh2 dh3 dh4 dh5 dh6 dh7 dh8 dh9

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com