DHAGEYSO:- Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Fiqi oo sii hurinaaya arin Muqdisho ka jirta

0

Muqdisho, AGGM: Xilli mudooyinkaan dambe ay DF Muqdisho ka bilawday howlgalo culus oo ay ku doonayso in hub badan ay kula wareegto taa oo dagaalo ay ka dhacaan ayaa hadana arintaan waxaa sii huriyay C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ah wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dalka oo hadda Mareekanka jooga.

Fiqi ayaa sheegay in tani ay tahay Talaab wanaagsan, DF-na looga baahan yahay in ay sii xoojiso howlgaladaan ka dhanka ah hogaamiyaasha, islamarkaana hubka si xoog ah looga qaado.

Dhanka kale DF ayuu ku eedeeyay in aysan shacabka Soomaaliyeed la lahayn wax xiriir ah, islamarkaan amniga uusan sidaa ku sugmeynin.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com