Dhageyso:Farmaajo oo si adag u dhaliilay madaxda DF sheegayna…

0

Muqdisho, AGGM: Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo ku sugan dalka Mareekanka waxa uu si kulul u weeraray Madaxda DF ee xilligaan xilka haaya.

Waxa uu sheegay in muddo Laba Sano ah misane fursad ah ay lumiyeen madaxda DF oo uu ugu horeeyo Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay taasi.

Dhanka kale waxa uu sheegay in hadda aanay muuqan hanaan DF ay dalka ku gaarsiin karto sanadka 2016 doorasho xur ah misane madax banaan.

Dhanka kale waxa uu sheegay in halis ay tahay xaaladaan hadii dalka uu kusii socdo, waxaana uu aad uga xumaaday dagaalada dalka ka jira.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com